Gudida Abaaraha Somaliland iyo Hay’adaha Caalamiga ah ee Ka Hawlgala Dalka Ayaa Maanta Yeeshay Shir Muhiima.

Hargeisa(GNN):-Kulankan oo ay kasoo qayb galeen Madax kala duwan oo uu ugu horeeyo madaxweyne ku xigeenka jamhuuriyada somaliland mudane C,raxmaan ismaaciil Saylici iyo Madaxda Hay’adaha dawlada Qaar kamid ah ayaa sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ku sugan Waxaana kulankan lagaga arrinsanayey Abaaraha baahsan ee ka jira deegaano ka tirsan somaliland.

Exit mobile version