“In Ka Badan 50 Masuul Ayaa Arrimo Musuqmaasuq aanu Ugu Gudbinay Hay’adaha Ku Shaqada leh ee Maxkamadaha iyo Xeer Ilaalinta”Hantidhawraha Guud ee Qaranka jsl..

Hargeisa(GNN):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Yuusuf Dirir oo maanta hortagay golaha wakiilada jamhuuriyada somaliland waxaa uu si faahfaahsan uga waramay miisaaniyada qaranka jsl, tirada masuuliyiin loo eedeeyey arrimo musuqmaasuq iyo Su’aalo kala duwan oo ay waydiiyeen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992

Exit mobile version