Shacabka Gobolka Togdheer Miyey Taageersan yihiin Xadhiga Gudoomiye Xirsi, Mise Way Kasoo Horjeedaan Halka Ka Daawo.

Burco(GNN):-Qaar Kamida Dadweynaha ku nool magaalada burco ayaa aragtidooda ka dhiibtay sida ay u arkaan yeedhmada maanta looga yeedhay xisbiga mucaaridka ah ee waddani Xirsi cali xaaji xassan kaas oo maanta ay su’aalo ku waydiiyeen la xidhiidha shir jaraaid uu dhawaan qabtay uu ku eedeeyey madaxweynaha somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992