” Somaliland way joojineysaa wada-hadalladii Somalia …” Wasiirka Arimaha Dibada.

Somaliland ayaa sheegtay inay joojin doonto wada-hadalladii u dhexeeyay Dawladda Somalia, iyadoo sabab uga dhigtay inaanay madaxda Somalia diyaar u ahayn inay midho dhalaan wada-hadalladu.

 

https://usercontent.one/wp/gabiley.net/wp-content/uploads/2022/01/40ab49e7-04bf-49f9-b48e-0af64da47f03_32k.mp3?media=1698863689?_=1
Exit mobile version