Guddoomiye Saleebaan oo Hadal Kaftan iyo Duur-xul ah ku Ganay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland

Hargeysa (GNN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Md Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Hadal Kaftan iyo Duur-xul ah ku Ganay Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland oo madaxweyne Muuse Biixi maanta ku marti-qaaday hadhimo-sharafeed laysku arkay.

Daawo Muuqaalka Hadalka Guddoomiyaha