“Maanta way iga baxday Isaaqbaa idin dhacay aanu is odhan jirnay Haddii aanu Awdal Nahay Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal.

SANAAG(HNN):-Siyaasiga Maxamed jaamac Abgaal oo ku sugan gobolka sanaag ayaa si kulul u dhaliilay xukuumada Somaliland,  xaalada abaaraha ay ku sugan yihiin goboladq barriga somaliland.