Waftigii uu Hogaaminayay Dr. Ciise Kayd Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Dalka Ku Soo Laabtay

Hargeysa (GNN)- Waftigii uu Hogaaminaayay Dr. Ciise Keyd Maxamuud Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland ee mudooyinkii u dambeeyay safar shaqo ugu maqnaa Dalka Taiwan ayaa dalka dib ugu soo laabtay iyaga oo Garoonka diyaaradaha ee Cigaal Interanatinal Airport siweyn loogu soo dhaweeyay waftigaasi warkaasi oo Faah faahsan halkan Hoose ka Daawo.