Maayir Mooge Waxaan Ka Codsnaynaa Inuu Noo Baneeyo Waddo Suuqa Ugu Keeno Khudaarta

Hoos Ka Daawo Gaadiidlayda Adeega Keenta Hargaysa oo Maayir Mooge Ka Codsatay Inu  u  Baneeyo Waddo.