Madaxda Ururka Naafada Somaliland iyo Wasaarada Qoyska oo Dadka Naafada ah ee Gobolada Barriga somaliland u qaybiyey deeqo kala duwan oo isugu jira lacago iyo agab.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha ururka naafada Somaliland iyo madax ka socotay wasaarada qoyska arrimaha bulshada somaliland, ayaa maalmihii ina soo dhaafay waxay deeqo kala duwan u qaybiyeen dadka naafada ah ee ku nool gobolada barriga somaliland oo ay kamid yihiin burco sool iyo deegaano hoos yimaada, madaxdan oo safaro ugu maqnaa dabayaaqadii bisha ramadaan oo dhan ayaa deeqdaasi gaadhsiiyey bulshadaasi oo aad ugu baahnaa.

https://fb.watch/cTKkCY9ae8/