Somaliland: Masuul Ku Gacan-saydhay Go’aan Baarlamaan iyo Wasiir Difaacay Shirkadaha Jaadka

Hargeysa (GNN)- Guddoomiyaha hay’adda Tamarta ee Somaliland Axmed Aadan Cadarre, ayaa ku gacan-saydhay go’aan ay shalay soo saareen Golaha Baarlamaanka Somaliland oo sheegay inay kala direen guddigaas.

Warkan oo faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose