Hargeisa(GNN):-Eng Xildhibaan cabdikariim maxamed axmed oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada lagana soo doortay gobolka gabiley ayaa ka hadlay xeerka midaynta cashuuraha oo golaha la horkeenay iyo xildhibaano si gaar ah taargad ugu ah gabiley
Sidoo kale xildhibaan cabdikariim ayaa sharaxay qaabka gobolada dalka looga qaado cashuurta iyo sida ay ushaqeeyaan kastamadu.