“Kiish Giimbaar ah oo Berbera Xaajiyad Jajaban lagaga Keenay inta Ina Cigaal Agtiisa la dhigo…” Koore

“Kiish Giimbaar ah oo Berbera Xaajiyad Jajaban lagaga Keenay inta Ina Cigaal Agtiisa la dhigo…” – Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo ka hadlay marxaladihii uu soo maray Dhismaha Qaranimada Somaliland oo uu goob-joog u ahaa.

Wasiirka oo ka hadlayey munaasibad uu xilka ugu kala wareejiyey Wasiir ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta iyo wasiir ku-xigeen dhawaan loo soo magacaabay.

Exit mobile version