Madax-dhaqameedka iyo Waxgaradka Subeer awal Oo Fariin u Diray Madaxweynaha Qaranka Jsl Bulshada ugu Baaqay Ilaalinta Nabadgalyada.

Hargeisa(GNN):-Madax dhaqameedka beelaha subeer awal oo ugu horeeyo suldaanka guud ee beesha subeer awal Suldaan  Xasan Suldaan C/laahi iyo Xubno kamida shaqsiyaadka ku suntan halgankii dalka ee wakhtiga badan soo galiyey nabadgalyada iyo xasiloonida maanta qaranka somaliland ku naaloonayo oo ay kamid yihiin mujaahid Ibraahim Dhegawayne, Mujaahid Cali Yuusuf Cali Guray, Mujaahid janaraal Maxamed Xassan C,laahi Jidhif ayaa shirkan jaraaid oo ay ka hadleen salaadiintu waxay madaxweynaha iyo qaybaha kala duwan ee bulshada u direen fariin la xidhiidha arrimaha taagan, waxaana sidoo kale ay gudoomiyaha golaha Guurtida Saleebaan maxamuud Aadan Ku dhaliileen in aanu gudan doorkiisii samotalisnimo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran.

error: Content is protected !!