Xildhibaan Eng Cabdikariin Maxamed Muxumed Oo Kamida Golaha Wakiilada Jsl Ayaa Fariin u diray Asxaabta Siyaasada Isku Maandhaafsan.

Hargeisa(GNN):-Xildhibaan Eng Cabdikariin Maxamed Muxumed oo kamida ahaa xildhibaano ka tirsan aqalka golaha wakiilada oo shir jaraaid ku qabtay magaalada hargeisa ayaa fariimo muhiima la wadaagay xisbiyada qaranka jsl, waxaana xildhibaanku ku dheeraaday wakhtiga ay sharciyada dalku u asteeyeen doorashooyinka muranku ka taagan yahay, isagoo xisbiyada mucaaridka somalilandna ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadgalyada dalka, islamarkaana muranka taagani aanu noqon mid bulshada ku sababa amni darro iyo dhibaato aan wakhtigan laga gudbi karin.

 

error: Content is protected !!