Golaha Guurtida Oo Farta Ku Fiiqay Gacan saddexaad Oo Sii Hurinaysa Khilaafka Siyaasada ee Somaliland

Golaha Guurtida Somaliland oo fadhigoodii maanta dood ka yeeshay xaaladda nabadgelyo ee dalka, ayaa Farta Ku Fiiqay Gacan saddexaad Oo Sii Hurinaysa Khilaafka Siyaasada ee ka jira Somaliland.

Ka Daawo Muuqaalka Hoose