Qarankeena Baylah baa Ka Muuqata, Dagaalo Badanb way ku Socdaan ~ Xildhibaano Ka Hadlay Khilaafka Doorashada

“Qarankeena Baylah baa Ka Muuqata oo Dagaalo Badan Baa ku Socda” ~ Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada oo maanta hadallo ka jeediyey munaasibad ay xilalka kula kala wareegeen agaasimihii hore iyo agaasimaha cusub eee Wasaaradda Warfaafinta, ayaa Ka Hadlay Khilaafka Doorashooyinka Somaliland

Ka Daawo Muuqaalka Hoose