Xisbiyada Mucaaradka Waxa Lagu Yidhi Qori Baanu Ridnaye Ku Murma, Mooshinkuna wuxuu ahaa Firdhiso

“Xisbiyada Mucaaradka Waxa Lagu Yidhi Qori Baanu Ridnaye Ku Murma, Mooshinkuna wuxuu aha Firdhiso Suuqaa laga keenay” Siyaasi Ismaaciil oo Cid gaar ah dusha ka saaray masuuliyadda mooshinka Golaha wakiilladu is-dhaafiyeen