Madax-dhaqameed ka Tirsan Beesha Reer Xareed oo ka soo horjeestay Shirkii Ceelbardaale + Raali-galina siiyay Suldaanka Guud ee Subeer Awal.

Gabiley (GNN)-Madax-dhaqameed katirsan beesha Reer Xareed Bare oo uu horkacaya Jiif caaqilka Guud ee beesha Reer Xareed Cabdi Muxumed Baadil ayaa adag uga soo horjeestay shir maalintii khamiistii qayb kamid ah beesha reer xareed uga Furmay Deegaanka Ceel bardaale ee Gobolka Gabiley kaasi oo ay sheegeen in aanay beeshu udhamayn.

Sidoo kale madaxdhaqameedkan beesha Reer Xareed ayaa xaal Iyo Raaligalin siiyay Suldaanka Guud ee beesha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cabdilaahi oo madashan lagu casuumay suldaan sheegtay magaca beesha subeer Awal, Faah Faahinta warkaasi Halkan Hoose ka Daawo.

 

Exit mobile version