Hargeisa(GNN):-Wasiirka wasaarada Isgaadhsiinta iyo Technologyada Somaliland Dr Abdiweli sh Suufi oo maanta warbaahinta Xafiiskiisa kula hadlay ayaa fariimo is barkan u diray xisbiyada mucaaridka somaliland isagoona ka hadlay xaalada taagan wakhtigan.
Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.