Ogaysiis Ku Socda Hooyooyinkii Ubadkooga Dhigay Xarunta Caruurta Lagu Xanaaneeyo Ee Magaalada Jabuuti!

Ogaysiis Ku Socda Hooyooyinkii Ubadkooga Dhigay Xarunta Caruurta Lagu Xanaaneeyo Ee Magaalada Jabuuti!


Haweenkii ama (dumarkii) Djibouti deganaan jirey sanadihii Sideetamaadkii iyo sagaashamaadkii ee hadda ku kala nool degaanada afka somaliga lagaga hadlo iyo Dunida Kaleba ee wakhtigaa caruur ay dhaleen iska dhigay xarunta lagu xanaaneeyo ubadka ee Manseerada faransiiska kuna xigta dhakhtarka weyn ee Peltier layidha ee ku yaal DJIBOUTI. waxaa la ogaysiinayaa haddii ay doonayaan hooyooyinkaasi in ay dib ula midoobaan ubadkoodii ay dhigeen xaruntaa. Islamarkaana caruurtii ay dhigeen oo kortay ay dhinacooga ka raadinayaan waalidadooda.
Waxaa laga codsanayaa inay lasoo xidhiidhaan address yadan hoos ku xusan:
Telephone: 00 252 63 8041523
Whatsapp: 00 252 65 9105650
Fadlan lana raadi hadii garaynayso Amaba Aad wax Xog ah ka hayso.