Gudoomiyaha Siyaasada Ururka Shacabka Oo Komishanka Doorashooyinka Ku Tilmaamay inay Dalka Galinayaan Muran Siyaasiya.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiyaha Siyaasada Ururka Shacabka Garyaqaan Maxamed Maxamuud Timo oo Ku Sugan Dalka Dibadiisa ayaa ka hadlay kuna tilmaamy muran hor leh oo komishanka doorashooyinka qaranku dalka galinayaan warqada ay dhawaan komishanka qaranka u qoreen Maxkamada Sare e Dalka.
Kaas oo ay ka dal badeen fasiraad ku sabaabsan soo kala horeysiinta labada doorasho ee dalka, waxaanu ku tilmaamay in ay nasiib darro tahay in xaalada wakhtigan lagu jiro in komishankun dalka bilaabaan arrinta oo abuuri karta muran siyaasiya.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.

https://youtu.be/P0FfuFjurA8

 

Exit mobile version