Gudida Qareenada Somaliland Oo Maanta Soo Agaasintay Shir Lagu Lafo Gurayo Shuruucda Iyo Qawaaniinta Doorashooyinka Somaliland.

Gudida Qareenada Somaliland Oo Maanta Soo Agaasintay Shir Lagu Lafo Gurayo Shuruucda Iyo Qawaaniinta Doorashooyinka Somaliland

Hargeisa(GNN):-Ururka Qareenada Somaliland Solla ayaa maanta soo Agaasimay Shir ay Isugu yimaadeen Ururada Madaxa Banaan kuwa daneeya Doorashooyinka Qaranka Somaliland Komishanka Doorashooyinka Qaranka, Qareenada Somaliland Iyo Sharciyaqaano Caalamiya, ujeedada shirkan ayaa ahayd sidii loo lafo guri lahaa gol daloolooyinka ka imikan kara iswaafajinta Xeerarka Iyo Sharciyada Dalka ee Arrimaha Doorashooyinka Somaliland iyadoo laga duulayo sidii Somaliland ay uga hirgali lahayd Doorasho Xor Iyo Xalaal ah oo madhan Muranka dhinaca sharciga.

Waxaana Halkaa Ka Jeediyey Khudabo Kala Duwan Masuuliyiintii Iyo Madaxdii kasoo qayb galay madasha Shirkan.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Exit mobile version