Wasiir kuxigeenka Dulista iyo Hawadda Somaliland ayaa Jigjiga Kaga Qayb Galay Xus

 

“𝙃𝙖𝙢𝙗𝙖𝙡𝙮𝙤 𝙈𝙖𝙖𝙡𝙞𝙣𝙩𝙖 𝙓𝙪𝙨𝙠𝙖 𝘼𝙖𝙨-𝙖𝙖𝙨𝙠𝙖 𝘿𝙖𝙬𝙡𝙖𝙙 𝘿𝙚𝙚𝙜𝙖𝙖𝙣𝙠𝙖 𝙨𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞𝙙𝙖 𝙀𝙩𝙝𝙞𝙤𝙥𝙞𝙖 𝗼𝗼 𝗞𝘂 𝗯𝗲𝗲𝗴𝗻𝗮𝘆𝗱 𝗠𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 ”

Wafti balaadhan oo isugu jira Wasiiro Iyo Xildhibaanada Labada aqal ee Wakiilada iyo Guurtida JSL ayaanu kala qayb-galnay
Xuska Sanad-guurada 32-aad ee ka soo Wareegtay Aas-aaska Dawlad deegaanka Soomalida oo si Meeqaam SARE leh loogu Xusay Magaalada Jigjiga.

Waxaan uga Mahad Celinayaa Madaxweynaha Mustafe iyo Dawladiisu Sida Wanaagsan ee ay noo soo dhaweeyeen naguna qaabileen”.

Wasiir ku Xigeenka Ðuulista Hawadda iyo Madaaradda Somaliland Yusuf Kayse Guuxaa

Exit mobile version