Golaha Wakiilada Jsl Oo Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland.
Hantidhawraha guud ee Qaranka Somaliland Mudane Muuse Yuusuf Cismaan Idigaa Ayaa Waxaa Cod Aqlabiyad ah ugu codeeyey 53 Mudane halka gudoomiyuhu aanu codeynin. tirada guud ee golaha fadhiyey aya ahaa 54 mudane.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.















