GABILEY NEWS waxaanu ku soo bandhigaynaa xaqiiqda Wararka iyo dhacdooyinka deegaannada Soomaalida.
Noogu soo hagaag Muuqaalada gaarka ah oo kooxdayada saxaafadu u heellan ee baadhista oo si qoto dheer u baadha sheekooyinka qaabeeya adduunka inagu xeeran.
Sidoo kale waxaanu markasta diyaar u nahay Si aanu u soo jiidano dareenkiina markaan soo bandhigno Wararka Xaqiiqada Ah Ee qarsoon, aragtiyo ujeedo leh iyo wararka ugu xasaasisan ee ka dhaca dunida.















