๐๐ฎ๐๐๐ข๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐จ ๐๐๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐จ๐จ๐๐ข๐ข ๐ ๐๐จ๐ซ๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐.
โฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆโฆ
๐๐๐ซ๐ ๐๐ข๐ฌ๐, ๐๐ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฒ ๐๐๐๐ (๐๐&๐๐๐ก) โ
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha JSL ๐๐. ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐ฅ๐๐๐ก๐ข ๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐๐๐ง, ayaa maanta guddoomiyey kulankii ugu horreeyey ee ๐๐ฎ๐๐๐ข๐๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐,
kaas oo ku saabsanaa diyaarinta iyo dejinta jihooyinka guud ee Miisaaniyadda Dawladda ee Sannadka 2027.
Kulankan oo ay ka soo qayb galeen xubnaha Guddida Siyaasadda Miisaaniyadda ayaa diiradda lagu saaray go’aaminta arrimaha aasaasiga u ah diyaarinta Miisaaniyadda Dawladda ee 2027, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen:
โ Dejinta ๐ฑ๐๐ฒ๐ง๐๐๐๐๐ค๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐ฐ๐ฅ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ (๐๐ฎ๐๐ ๐๐ญ ๐๐๐ข๐ฅ๐ข๐ง๐ )
โ ๐๐จ’๐๐๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐ฎ๐๐ง๐๐๐ง๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฃ๐ข๐ก๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ค๐ก๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ค๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐ si ay ula jaanqaaddo qorshayaasha horumarineed ee Qaranka
โ Falanqaynta iyo ansixinta ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ฌ๐๐๐๐ก๐ ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ฒ๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐ก๐๐ ๐๐ฒ๐ ๐๐ข๐ข๐ฌ๐๐๐ง๐ข๐ฒ๐๐๐๐ ๐๐๐๐, iyadoo la eegayo dhinacyada dakhliga iyo kharashaadka dawladda.
Intii uu kulanku socday waxa sidoo kale diirada lagu saaray muhiimadda ay leedahay in Miisaaniyadda 2027 lagu saleeyo kobcinta dakhliga gudaha, ilaalinta anshaxa maaliyadeed, kor u qaadista hufnaanta iyo isla xisaabtanka iyo mudnaansiinta adeegyada bulshada iyo mashaariicda horumarineed ee waafaqsan Qorshaha Horumarinta Qaranka.
Kulanka waxa ka qayb galay xubnaha Guddida Siyaasadda Miisaaniyadda oo ay ka mid yihiin:
โ Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha
โWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta
โWasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha
โWasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka
โWasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka
โWasiirka Wasaaradda Madaxtooyada
โWasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka
โWasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Khayraadka Biyaha.
โAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha
โ Xisaabiyaha Guud ee Dawladda.
Kulankan ayaa ah bilowga geeddi-socodka diyaarinta Miisaaniyadda Dawladda ee sannadka 2027, iyadoo Guddidu sii wadi doonto kulammo iyo falanqayno lagu xaqiijinayo in miisaaniyaddu noqoto mid ku dhisan mudnaanta qaranka, isla markaana taageerta koboca dhaqaalaha, horumarinta adeegyada bulshada iyo hirgelinta himilooyinka horumarineed ee Jamhuuriyadda Somaliland.

โ ๐/ ๐ง๐๐ถ๐๐๐ฒ๐ฟ :
https://x.com/i/status/2077329333715398925
โ ๐ช๐ฒ๐ฏ๐๐ถ๐๐ฒ :
https://www.slmof.org/news/ee8988c1-8836-457f-9a1c-9c7f6e229885
=๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐ป๐๐๐๐๐๐=













