Dufcaddii 14aad Oo Maanta Ka Qalinjabisay Jaamacada Timacade Arday Tiradoodu Dhan Tahay 900.

Gabiley(GNN):- Magaalada Gabiley Waxaa Maanta Jaamacada Timacade Ka Qalinjabiyey 900 Arday oo Ka qalin qoratay kuliyadaha kala Duwan ee Jaamacada Timacade, Madaxda Jaamacada,masuuliyiin ka socoday Dawlada iyo martisharaf kale ayaa ka qayb Galay munaasibadan oo la Isku Arkay.

Halkan Hoose Ka Daawo.

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992

Exit mobile version