Category Archives: Arrimaha Bulshada

“Waxaa La Igu Cusuriyadeeyey Gobolka Gabiley Ayaad Kasoo Jeedaa, Aniga Gabiley iyo Saaxil Waa isugu Kay Mid”…. Komishineer Kaltuun Sh Xassan.

Hargeisa(GNN):-Komishineer Kaltuun Sheekh Xassan oo maanta shir jaraaid ay ku qabatay magaalada hargeisa kagaga warantay arrimo badan sidoo kalena kusoo bandhigtay arrimihii keentay in iyada xubnaha gudida komishanka doorashooyinka qaranka somaliland u magacaabaan gudoomiye cusub xilkana ay kagaga qaadaan gudoomiyihii ka horeeyey oo ku kacay arrimo badan oo musuqmaasuq sida ay sheegtay, ayaa sidoo kale…

Read more