Category Archives: News

Danjire Muniir Abusite Oo Ku Guulaystay In UAE Ogolaato Shahaadada Waxbarashada Somaliland Wakiilka Somaliland ee dalka Imaaraadka Carabta,

Danjire Muniir Xaaji Cabdillaahi Abusite ayaa ku guulaystay inuu dawladda UAE ku qanciyo inay ogolaato shahaadada waxbarashada ee dalka JSL. Wasaaradda waxbarashada ee dalka UAE ayaa bogeeda ku dartay in Somaliland ka mid tahay dalalka ay ogolaatay shahaadadeeda waxbarasho. Bahda waxbarashada ayaa soo dhaweeyay talaabadan oo ay u sheegeen inay tahay mid kor u qaadaysa…

Read more

Afar askari oo shaqada looga eryey dil Minneapolis loogu gaystay nin madow ah

Muuqaal la baahiyay ayaa tusinaya George Floyd, oo askari cadaan ah ku leh “Ma neefsan karo”, iyada oo la arkayay askariga oo luqunta lugta uga hayo Floyd. Dhacdadaan ayaa ka caraysiisay dad badan iyada oo aad looga hadal hayo gudaha dalka Maraykanka. FBI-da ayaa sheegtay inay baarayaan kiiskan oo fiidnimadii Isniinta ahayd ka dhacay Minneapolis.…

Read more

Xogahayha Guud Ee QM Oo Amaanay Tallaabo Uu Qaaday Madaxweyne Farmaajo

António Guterres, Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa ammaanay tallaabadii uu madaxweyne farmaajo ku raali-geliyey reer Somaliland, wuxuuna fariin u diray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland, midaasi oo ugu baaqayey inay dib u furaan wada-hadalada labada dhinac ee muddada badan hakadka ku jiray. Guterres ayaa warbixintii uu siiyey kulanka Golaha Ammaanka QM ee arrimaha Soomaaliya, waxa…

Read more

Prof Meecad Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Dhaqdhaqaaqa Baaq Shacab, Fariimo Is Barkan u Diray Maamulka Farmaajo iyo Xukuumada Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Prof Ibraahim Maxamed Meecaad oo kamida aqoonyahanka reer somaliland ayaa faahfaahin guud ka bixiyey xaalada guud ee dalka jsl, sidoo kale waxaa uu talooyin waayo aragnimo leh u jeediyey Dhalinyarta dhawaanahan waday baaq shacab dhaqaqaaq loogu magac daray kaas oo la doonayo in waxyaabaha khaldan ee dhinaca dawlada lagu saxo. Sidoo kale waxaa uu fariin…

Read more

Suudaan Oo La Wareegtay $ 4 Billion Dollar Oo Al-bashiir Shirkado Ku Maalgashaday.

Sudan(GNN):- Dawladda Suudaan ayaa la wareegtay Hanti dhan 4 Bilyan oo Dollarka Maraykanka ah oo uu lahaa Madaxweynihii xukunka Suudaan laga tuuray, Cumar Xasan Al-bashiir. Sidaana waxa shaaciyey Guddiga la dagaalanka Musuqmaasuqa ee Suudaan, sida uu Wargeyska The National oo ka soo baxa Dalka Imaaraadka Carabta. Muddo dheer oo uu xukunka Suudaan hayey Cumar Xasan Al-bashiir,…

Read more