Category Archives: Videos

“Deni Wuxuu Diiday Xuquuqdii Yareyd Ee Dastuurku Siiyay Ku-xigeenkiisa”Gudomiyihii Dhoobo-daareed+ [ Muuqaal

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni inuu masuul ka yahay khilaafka kala dhexeeya ku-xigeenkiisa Axmed Karaash Waxaa uu sheegay khilaafka Deni iyo Axmed Karaash uu ka dhashay markii Madaxweynuhu diiday inuu la tashado ku xigeenkiisa. Wuxuuna tilmaamay inuu kamid ahaa dadkii xaliyay khilaafkaas si uusan…

Read more