Category Archives: Xulashada GabileyNews

“In Ka Badan 50 Masuul Ayaa Arrimo Musuqmaasuq aanu Ugu Gudbinay Hay’adaha Ku Shaqada leh ee Maxkamadaha iyo Xeer Ilaalinta”Hantidhawraha Guud ee Qaranka jsl..

Hargeisa(GNN):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka jamhuuriyada Somaliland mudane Axmed Yuusuf Dirir oo maanta hortagay golaha wakiilada jamhuuriyada somaliland waxaa uu si faahfaahsan uga waramay miisaaniyada qaranka jsl, tirada masuuliyiin loo eedeeyey arrimo musuqmaasuq iyo Su’aalo kala duwan oo ay waydiiyeen xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland.…

Read more

Duplomasiyiin Maraykanka oo ka qoomamooday Aqoonsiga Somaliland oo ay il-duufeen xilligii ay xilalka hayeen

Diblomaasiyiin hore u soo maray Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, gaara ahaan Waaxda qaabilsan Arrimaha Africa, ayaa ka qoomameeyey fursado dibloomasiyeed oo ku seegay tixgelin la’aanta qadiyadda madax-bannaanida Somaliland oo ay xuseen inaanay xoogga saarin muddadii ay xilalka hayeen isla markaana ay ahmiyadda siin jireen dalweynihii laysku odhan jiray Jamhuuriyaddii Soomaaliya. Warbaahinta Somaliland Post, ayaa warbixin…

Read more