Category Archives: Xulashada GabileyNews

Wararkii u dambeeyey Ciidanka uu Maraykanku Samaystay ee Hurdada u diiday Madaxweynaha Puntland oo Hanjabay iyo Xiisadda oo kacsan

Boosaaso (GNN)- Ciidammada la dagaalanka aragagaxisada iyo amaanka ee Maamul-goboleedka Puntland, ayaa shaaciyey inay gebi ahaanba isaga baxeen furimaha dagaalka ee Buuraha deegaannada Buuraha Gal-gala iyo Calmadow ee gobolka Bari ee ay ku sugan yihiin Kooxaha argagixisada ee Daacish iyo Alshabaab. Taliska Ciidamada PSF ayaa go’aanka shaaciyey maanta kaddib markii madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Deni…

Read more

Janaraal Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) waxa uu ahaa ninka kaliya ee abaan duulayaashii SNM ay abaalka weyn u hayaan Beelaha Gadabuursi..W/Q:-Mukhtar Osman

Mahadhooyinkii  duruufihii dagaaladii sokeeyee ee dhaxmary beelaha Somaalida Waqooyi wada dega  (Somaliland) sanadihii (1989 ill 1991). Sida  aan wada ogsoonahay waxaa ka dhacay dalka kacdoon hubaysan oo ay hogaaminaysay Jabhadii SNM kaasi oo ujeedkiisu ahaa  sidii looga hortagi lahaa xukunkana lagaga tuuri lahaa xukuumadii milatariga ee uu hogaaminayay General Maxamed Siyaad  Bare. Dagaal hubaysan oo…

Read more

XOG XASAASI AH: Fashilka iyo Fadeexadaha Huursan ee Doorashada Soomaaliya oo Caalamka loo soo bandhigay

Hargeysa (GNN)- Fashilka iyo Fadeexadaha Ku Qarsoon Doorashada Soomaaliya oo la soo bandhigay Soomaaliya waxa dhawaan la dooranayaa 275-ka xildhibaan ee Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Dalkaas. Waxa la qiyaasay in Kursi kasta ay ku baxayso kharash gaadhaya $220,000 marka laysku geeyo lacagaha ololaha murashaxiinta u tartamaysa, lacagaha ka imanaya dhinaca shaqsiyaadka danaha siyaasadeed ka leh.…

Read more

Somaliland: War Dhiilo Xambaarsan oo ka soo yeedhay Golaha Guurtida

Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta shir-jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa ku sheegay in isticmaalka Maandooriyeyaasha Khamriga iyo Xashiishaddu ay halkii ugu sarreysay ka marayaan dalka, waxaanu ku dooday in saddexda sanno ee soo socday laga cabsi qabo in maandooriyeyaashani saameeyaan qoys kasta oo gudaha Somaliland ku nool. Hadalka Xildhibaankani sheegay…

Read more

Somaliland oo Laga Daah Furay Xafiis Ay Ku Yeelan doonaan Wadamada Iskandaneefiyaanku & Shaqada uu Qabanayo.

Hargeisa(GNN):-Safaarada Somaliland ku leedahay dalka Sweden ayaa kasoo shaqeysay xafiis cusub oo ay wadamada iskaandaneefiyaanku ku yeelanayaan somaliland, kaas oo lagu magacabo Nordic Trading and Development House, waxaana ka waramay faa’iidada uu yeelan doono xafiiskani madaxda safaarada somaliland ee dalka sweden, ganacsato iyo madax kasoo qayb galay daahfurka xafiiskan laga hirgaliyey caasimada somaliland ee hargeisa.…

Read more