Dagaal gacan ka hadal ah ayaa maanta dhex maray xildhibaanada Fahiima Yuusuf Cabdilaahi oo kamida golaha deegaanka Laascaanood iyo askarta ilaalada u ah maayarka magaalada Laascaanood,waxaana uu dagaalkani ka dhashay kadib markii sida la sheegay uu maayarku hor istaagay in la qaybiyo raashin mucaawimo ah oo ay gobolka sool u direen maayirada magaalooyinka Hargeysa,Gabiley iyo Berbera.