Category Archives: Videos

Suldaanka Guud ee Subeer Awal Oo Fariin Kulul u Diray Madaxweyne Biixi Oo Lagu Eedeeyey Farogalinta Sandalada Subeer Awal.

Hargeisa(GNN):-Suldaanka Guud ee Beelaha Subeer Awal Suldaan Xassan Suldaan C.laahi Suldaan C,raxmaan Suldaan Diiriye Oo maanta ka hadlay madal ay isugu yimaadeen Waxgaradka iyo Madaxdada Dhaqanka Beelaha Subeer awal ayaa si kulul u uga hadlay faro galinta Sandalada Subeer awal isagoo fariinta u diray shacabkiisa uu mansabka suldaanka  u hayo. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka…

Read more

Madarasadaha Al Najax Oo Xaflad Balaadhan U Qabatay Sanad Dugsiyeedka 202—2021 Ardayda dhamaystay Culuunta Diinta.

Hargeisa(GNN):-Munaasibad balaadhan oo lagu Maamuusayay Sanad Dugsiyeedkii 2020 -2021 ee Dugsiyada Hoose Dhexe ee Al-Najaax ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ahayd mid Siweyn loo soo Agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Xildhibaano, Masuuliyiin ka socda wasaaradaha waxbarashada, Diinta & Awqaafta, waalidiin, Macaliin Ardayda wax kabarata Dugsiyada Al-najaax Iyo Marti sharaf kale. Ugu…

Read more

Siyaasi Axmed Nasiye Oo Ka Hadlay Falkii Shalay Lagu Dhaawacay Xildhibaan Guruuje, Dhaliilna u Jeediyey Golaha Wakiilada Jsl.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi Axmed Muxumed Cumar oo kamida siyaasiyiinta ku abtirsada xisbul xaakimka kulmiye ayaa maanta shir jaraa’id uu ku qabtay magaalada hargeisa kagaga hadlay arrimo muhiima. ugu horeyn siyaasi Axmed Talyaani ayaa waxaa uu ka hadlay falkii shalay lagu dhaawacay Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo kamida golaha wakiilada somaliland, sidoo kale Axmed Muxumed cumar ayaa dhaliilo…

Read more