Timacade University Hoyga Aqoonta Gobolka Gabiley.

Jaamacada Timacade Waxay Ka Mid Tahay jaamacadaha Dalka Somaliland Kuwa ugu Aqoonta Fiican, Iyadoo Jaamacadu Bixiso Aqoon Tayo Fiican leh oo Dadaal Badan La Galiyey.

Jaamacada Timacade Waxaa Xarunta Ugu Weyni Tahay Magaalada Gabiley Ee Xarunta Gobolka Gabiley, Jaamacada Ayaa Mudadii imika Ay Ka Jirtay Gobolka Soosaartay Aqoon Yahan Anfacay Dalka islamarkaana Soosaaray Jiilal Kala Duwan Oo Ka bartay Jaamacada Cilmiyada Kala Duwan ee Dhinaca Beeraha, Caafimaadka, iyo Facultyada kale  ee Jaamacadu Bixiso.

Jaamacadu Waxay Marwalba Ugu Bushaaraynaysaa Ardayda Danaynaya Inay Ula Diyaar tahay Aqoon tayo leh.

Kala Xidhiidh Jaamacada Xafiisyada Kala Duwan ee Ay Ku Leedahay Magaalooyinka Gabiley iyo Wajaale.