Daawo- Dhacdo Murugo Badan, Dhibta Abaarta Iyo Caruur Meel Cidlo Ah Lagaga Hayaamay.

Hargeisa(GNN):-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan Ayaa Safarkii Uu Ku Marayey Gobolada Abaartu Ka Jirto Kula Kulmay Caruur Goob Cidlo Ah Lagaga Guuray.