DAAWO:Oqonyahan Maxamed cali Bile oo Qaadaadhigaya “Dhabqiyayaasha Horumarka Dhalinyarada……”

Marka qofka dhalinyarada ihi sameysto qorshe uu noloshiisa hore uugu marinayo, waxa ka horyimaadda xoogag ka dhabqiya qorshaha oo niyad jabiya. Waa muhiim in qofka dhalinyarada ihi iska ilaaliyo dhabqiyayaasha oo uu gaadho hadafka nolosha.