Daawo:Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo Kulan Balaadhan La Qaatay Jaaliyada SL ee Dalka Sweden

Halkan Ka Daawo Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Kulan Balaadhan La Qaatay Jaaliyada Somaliland ee Dalka Sweden Isago Kala Hadlay Abaarta Xoogan ee Dalka Ka Jirta