Daawo Barnaamijka Xasuus Reeb Qaybtiisa Sadexaad Iyo Jeneraal Galaal Oo Ka Xog Waramaya Arrimo Badan

Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo ahaa taliyihii hore ee ciidamada Militeriga somaliya ayaa ka waramay arrimo badan oo xasaasi ah wakhti uu marti ku ahaa barnaamijka Xasuus Reeb oo ka baxa muuqaal baahiyay HCTV.

HALKAN GUJI SI ADU DAAWATO WARKAN