Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland oo saaka kalfadhi iskugu yimi si ay u ansixiyeen miisaaniyadd sanadeedka 2017-ka oo muddo hor taalay golaha oo loosoo gudbiyey ayaa waxa kalfadhigaasi markii la bilaabay ka doodida miisaaniyadda waxa ka dhashay buuq iyo sawaxan cirka isku shareeray isla markaana sababay inay xildhibaanada golaha wakiiladu mid mid isku qabsadaan.