DAAWO Wefti Imaaraadka ka socda oo saaka Soo gaadhay Dalka Somaliland iyo Ujeedka Safarkooda

Wefti Ka socda Khalifa Hayada Fundation oo u yimid inay u kuurgalaan xaalada abaaraha iyagoo ka jawaabaya baaqii madaxweynuhu u qoray dawlada Imaaraadka oo uu kaga dalbanayay in loo soo gurmado dadka iyo duunyada dhibaataysan ee abaartu saamaysay oo saaka ka soo degay Airportka Hargeysa waxaana hoggaaminayey Safiir Baashe Cawil oo uu wehelinayey Guddoomiyaha Diiwaanka Sekada Jamhuriyada Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax