Waxa maanta magaalada Hargeysa kulan saddex geesood ahi ku dhex maray Xukuumadda Somaliland,gudida doorashooyinka qaranka iyo waliba wadamada qaadhaan bixiyayaasha ee Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka,waxaana kulankaasi lagaga wada hadlay arrimo khuseeya doorashada madaxtooyada Somaliland.