Doorashada Xildhibaanada Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Muqdisho Ka Bilaabantay + Magacyada Xubnaha Soo Baxay

Doorashada xubnaha u tartamaya labada aqal kana soo jeeda Somaliland ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.

1-100

R/wasaare ku xugeenka  Maxamad Cumar Carte ayaa ku soo baxay Doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Muqdisho.

Maxamed Cumar Carte ayaa noqonaya xildhibaankii ugu horeeyay ee ku soo baxa doorashada maanta ka bilaabatay Muqdisho.

Waxaa la filayaa in doorashadaasi ay ku soo baxaan mudanayaal cusub oo ka mid noqda labada aqal ee dalka.