Guddoomiyeyaashii Garabadda Haweenka Ee Caasimadda Hargaysa Oo Iska Casilay Xisbiga Kulmiye

Masuulyiintan iscasilay ayaa waxaa ay dhamaantood ahayeen saraakishii garabka haweenka ee xisbiga Kulmiye waxaana hogaaminayey gudoomiyaha gobalka Maroodi-Jeex ee xisbiga Kulmiye Marwo Xusni Maxamed warsame

 

Sidoo kale xubnaha iscasilay waxay kala yihiin:-

1.Guddoomiyaha Garabka Haweenka Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye Marwo Xusni Maxamed Warsame

2.Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Maxamuud Haybe ee Xisbiga Kulmiye

Marwo Aamina Maxamed furre iyo Ku Xigeenkeeda Marwo Qamar Ibrahim kirix

3.Guddoomiyaha Garabka Haweenka Degmada Gacan Libaax ee Xisbiga Kulmiye Marwo Layla Xaaji Muuse Kaahin

4.Guddoomiyaha Abaabulka iyo wacyi gelinta Garabka Haweenka ee Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye Marwo Raaxo Axmed Aadan

 

5.Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Degmada Ahmed macalin Haaruun ee Xisbiga Kulmiye Marwo Rooda cismaan cige

6.Guddoomiyaha Garabka Haweenka xaafada sheekh mubaarik ee Xiabiga Kulmiye marwo Sucaad xuseen Nuur

  1. Xoghayaha garab Haweenka Gobolka maroodijeex ee Xisbiga Kulmiye Marwo Saddo Ismaciil xuseenDhamaantood waxaa ay sheegen in ay caawa laga bilaabo iska casileen xilkii iyo xubin nimadii xisbiga Kulmiye iyo waliba xubinnimada dallada Haweenka qaranka ee Now.Gabadii masuulyiintan is casilay ma sheegin xisbiga ay ku biiri doonana, Waxaannu hadalkooddu daarannaa shaacinta inay iska Casileen xilalkii ay ka hayeen Xisbiga talada haya ee KULMIYE.