DAAWO Mudane Jamaal Cali Xuseen Oo Si Rasmi Ah U Shaaciyay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, dhisayana Musharax Muuse Biixi

Waxaana uu Jamaal madal qado sharaf ah oo hadda ka socota magaalada Berbera ka shaaciyay inuu ku biireyo xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE,isaga oo sheegay in isaga iyo garabkii uu hogaaminayayba ay ku biireen xisbigaasi ayna dhisi doonaan murashaxa xisbigaasi KULMIYE Muuse Biixi.