Haddii Aad u baahan tihiin Ragga Xisbiga Waddani ahow Siyaasadda Internashnalka ahna Waxaynu shalay maqlaynay Madaxweynihii Barak Obama Oo Leh Dadka Reer Maraykan Hillary Clinton Ha Doortaan..Madaxweyne Axmed Siilaanyana yuu dhisilahaa?
Xurmo-daradda Hablaha Reer Somaliland U Taala Xisbiga Waddani. Waxa ii soo jawaabey. Siddii Ay u dhamaayeen Waxay u warbaahinta u soo fadhiisteen Samsam.
