Daawo-Aas Qaran Oo Magaalada Burco Loogu Sameeyey Gudoomiyihii Waxbarashada Ee Gobalka Sanaag Marxuum Maxamed Saalax Xaji Xasan (ANIIS)

Burco(GNN):-Waxaa maanta magaalada Burco aasqaran loogu sameeyey gudoomiyihii

waxbarashada gobalka Sanaag Marxuum Maxamed Salaax Xaji Xasan (Aniis) oo maalintii shalay ahaa ku geeriyoodey shil gaadhi oo ka dhacay duleedka magaalada Burco

 

Aaska Marxuumka ayaa waxa ka qeyb galay wafti balaadhan oo uu hogaaminaayo wasiirka wasaarada Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi , bahda waxbarashada iyo dadweyne kale

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan