Hargeysa(GNN)- Gudoomiyaha guddiga komishanka doorashooyinka qaranka Cabdiqaadii Iimaan Warsame ayaa ka hadlay mudada mar kale ay doorashada madaxtooyadu ib ugu dhacday,waxaana uu sheegay in iyagu maanta ay ku yimaadeen amar madaxwayne balse arrinkan muddo kordhinta heshiiskeedu uu u yaalay murashaxiinta saddexda xisbi qaran.