Gabiley(GNN) Maayarka Gabiey Oo Ka Dayriyay Xaalada Dadka Kasoo Baro Kacay Abaarta Bariga Somaliland Ee Kusoo Baro Deegaanada Gobolka Gabiley Dadkasi Oo Lagu Qiyaasay In Ka Badan 30 Kun Oo Qoys Waxanu Maayarku Fariin U Diray Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha Iyo Caafimadka Oo Uu Ugu Baaqay Inay Kaalintoda Ka Qaatan Gurmadka Dadkasi
Gabiley.net
office Gabiley