Buhoodle(GNN):- Hogaamiyahe Cali Khaliif Galaydh Oo Maanta Goob Fagaare Ah Kala Hadlay Shacabka Reer Khaatumo, Ayaa Fariin Muhiima Usoo Diray Xukuumada Iyo Dawlada Somaliland Waxaana Uu Sheegay Inay Jiraan Arrimo Ka Baxsan heshiiskii Dhawaan Dhexmaray Kooxdiisa Iyo Somaliland Islamarkaana Ay Lidi Ku yihiin Qorshihii iyo Waxii Loo Socoday.